Magaca shaqada
1 Aragtiyaha iyo Mabaadi'da horumarinta dhaqaalaha2 Siyaasadda Dhaqaalaha
Musharaxu waa in uu/ay haystaa shahaadada Koowaad iyo Master ee dhaqaalaha oo keliya.
3 Habka Cilmi-baarista
Musharaxa habka cilmi-baarista waa in uu leeyahay khibrad habka cilmi-baarista ah iyo warqado cilmiyeed oo la daabacay.
Dhammaan musharixiintu waa in ay si fiican ugu hadlaan Ingiriisiga
Wuxuu dhammaanayaa 15 Luuliyo
Codsadayaashu waxay CV-gooda u diri karaan economics@snu.edu.so